Ogaadeen (beel)

Ogaadeen
أوغادين
Qaabiilo kala duwan.jpg
Meelaha ay ku badan yihiin
 Itoobiya
 Soomaaliya
 Kenya
Luqada

Somali

Diinta

Islam (gaar ahaan Sunni, Suufi)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Jidwaq, Absame, qabiilo kale Daarood ka tirsan, iyo Beelaha Soomaalida

Ogaadeen (Af Ingiriis : Ogaden, Af Carabi : ar‎) waa qabiilka ugu badan beesha Daaroodka, ee ku nool dhulbaxsinta konfuur iyo galbeed, ee Dadka Soomaalida. Ogaadeenku waxay deegaan ku yihiin Itoobiya (gaar ahan deegaanka Ogaden), wadanka Soomaaliya (gaar ahaan koonfur), iyo wadanka Kiinya.[1] Deegaan ahaan, wuxuu Ogaadeen soohdin qabiil la leeyahay Isaaq iyo reer darawiish dhinaca waqooyi, iyo qowmiyadda Oromo dhinaca galbeed, iyo dhinaca koonfur wuxuu Ogaadeen soohdin la leeyahay Rahanweyn.

  1. "Collective Punishment", p. 14

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Tubidy